Galdogob waa magaalo ku taalla xuduud-beenaadka soomaaliya iyo itoobiya
Galdogob waa maagaalo ku taalla xuduud-beenaadka soomaaliya iyo itoobiya iyada oo hadda ku dhaqaaqaysa horumar aad u ballaaran kaasoo lagu tilmaamay mid si dardar leh u kordhaya.
Goldogob waxa casimadda Gobolka Xiriir
Waxaa lagu asteeyaa magaalada Galdogob goobaha ugu amniga badan soomaaliya taas oo ay keentay isku tashiga bulsheed iyo iska gacan qabashada dulmiga, dadka reer Galdogobkaa waxaa lagu tilmaamaa dad dhiifoon oo taxadar miiran ah , dad cadaalad badan oo aan agtooda cid lagu dulmin ,taasina waa mida keentay in dadku ay ku naaloodaan nabadda ay heystaan waqti xaadirkaan
de partager – de copier, distribuer et transmettre cette œuvre
d’adapter – de modifier cette œuvre
Sous les conditions suivantes :
paternité – Vous devez donner les informations appropriées concernant l'auteur, fournir un lien vers la licence et indiquer si des modifications ont été faites. Vous pouvez faire cela par tout moyen raisonnable, mais en aucune façon suggérant que l’auteur vous soutient ou approuve l’utilisation que vous en faites.
partage à l’identique – Si vous modifiez, transformez, ou vous basez sur cette œuvre, vous devez distribuer votre contribution sous la même licence ou une licence compatible avec celle de l’original.