Abdirizak 22
Dr faadil cabdirisaaq maxamuud cajab waxa uu ku dhashay magalada faca weyn ee burco 2003 waxa uu waxbarashadiisii hoose kusoo qaatay dugsiga al mustaqbal boarding school 2008 class1--2 waxa loo badalay sannadkii 2011 dugsiga hoose dhexe ee qaadi maxamuud waxa uu kusoo qaaray class 3--6 sannadkii 2015 waxa loo badalay dugsiga hoose dhexe ee 21 nov halkaas oo uu kusoo qaatay waxbarashada dugsiga sare class 7--8 waxa uu dugsiga sare ka bilaabay sh.osman nuur secondry school sannadii 2016 oo uu kusoo qaatay form 1 ilaa form 4 kadib barashada dugsiga waxa uu bilaabay 2020 jaamacada weyn ee burco waxa uu qaatay Faculté télécommunication engineering ma uu dhigan muddo kabadan bilo waxa uu bilaabay hayaanka waxbarasho ee indhaha isaga oo caawimo buuxda ka helayay dr maxamuud ahmed maxamed {dr shiine} waxa uu sameeyay kor ukaca barashada indhaha cabirka iyo muraayadaha 2020- ilaa 2023 waxa uu ka soo shaqeeyay opticals ku yaala magaalooyinka burco iyo berbera sanadii 2023/8 waxa uu u guuray waddanka france waxaanu uu waxbarasha dugsiga sare kabilaabay lycee hippolyte Fontaine waddankaas magaalada dijon waxa loo badalay tuulada morez lycee victor berard halkaas oo uu hore uga sii waday hayaanka waxbarashada indhaha 2024/9 waxa uu wadaa weli waxbarashada indhaha